Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo
Sida uu shaaciyey Ergeyga Midowga Afirka u qaablisan Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa dammaanad-qaaday Nabadgelyada Shirka wadaxaajoodka doorashooyinka Soomaaliya oo ay xerada Afisyooni ku yeelanayaan hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Xukuumadda xilligeedu dhammaaday & madaxda Dowlad-goboleedyada ayaa kulankan kaqaybgelaya.
Sida lagu sheegay Qoraal kooban oo soosaaray Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM Francisco Madeira ayaa Axaddii la kulmay madaxweyneyaashii…