“Cristiano Ronaldo Kaliya Waxa Uu Ka Fikiraa
Weeraryahankii hore ee xulka qaranka Talyaaniga ee Antonio Cassano ayaa aaminsan in xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo uu yahay mid kaliya ka fikira rekoodhadiisa gaarka ah halkii uu muhiimad guud uga keeni lahaa kooxda oo dhan.Dhawaan ayay ahayd markii Ronaldo iyo kooxdiisu ay la kulmeen qalbi jab kale kaddib markii ay FC Porto ka reebtay Champions League, Ronaldo ayaa aad loogu eedeeyay inuu qalad ku lahaa laadkii xorta ahaa ee sababta u noqday in kooxdiisu hadho.Haatan Cassano Oo Bobo TV waraysi siiyay ayaa ku…