Hogaamiyaha DG Jubbaland oo xilka ka qaaday
Hogaamiyaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xilka Ka qaaday wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Abdinuur kaddib heshiis Dhexmaray Janan & madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Warqad tixraaceedu yahay:Xm/Dgjs/226/2021 oo ka soo baxday madaxtooyada Jubbaland ayaa shaqada looga eryay wasiir Janan inkastoo aan bayaanka lagu caday sababta xilka looga xayuubiyay Cabdirashiid Janan.
Cabdirashiid Janan ayaa saakay ku wahan degmada Beled-xaawo ee gobolka…