Ii Keena!! – Cristiano Ronaldo Oo Magaca Benzema
Weeraryahanka hoggaanka u ah kooxda Juventus ee Cristiao Ronaldo ayaa la sheegayaa inuu wadahadalo la yeelanayo madaxda sarre ee kooxdiisa isla markaana uu wato hal codsi oo muhiim ah.Ronaldo ayaan doonayn inuu meesha ka saaro suurogalnimada uu xagaaga kaga tagayo Juventus isaga oo ku laaban kara mid ahaan kooxihiisii hore ee Real Madrid iyo Man United amaba Paris Saint-Germain.Juventus ayaa la fahamsan yahay inay doonayso inay sii haysato hantideeda ugu qaalisan balse waxa macquul ah inay aqbasho dalab qiimaha saxda ah…