Martin Odegaard Oo Dhaawac Uga Baxay Kulankii
Da’yarka khadka dhexe ee kooxda Arsenal ayaa uu dhaawac wer-wer galiyay jamaahiirta kooxdiisu ku gaadhay kulankii uu xulkiisa Norway xalay guusha fudud ee 3-0 ka ah ka gaadhay dhigiisa Gibraltar.
Odegaard ayaa ahaa mid kulamadii ugu dambeeyay qaab ciyaareed aad u wanaagsan ugu jiray Arsenal balse waxa uu ku qasbanaaday inuu dhaawac ku baxo ciyaartii xalay qaybteedii hore isaga oo u muuqday mid u dhibtooday dhaawac canqawga ah.
Si kastaba, tababaraha xulka Norway ee Stale Solbakken oo kulanka kaddib saxaafada u warramay…