Shanta Goolhaye Ee Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan
Horyaalka Premier League ayaa haatan hakad galay iyadoo ciyaartoyda ay ku maqan yihiin waajibaad qaran madaama la ciyaarayo kulamada Isreebreebka Koobka Adduunka iyo isreebreebka Koobka Qaramada Afrika.Tartanka Gacmashiga Dahabka ee Premier League ayaa meel xiiso leh maraya iyadoo goolhayaha Manchester City oo kooxdiisa ay horyaalka hogaamineyso uu isna hogaaminayo tartanka goolhayaha ugu fiican xilli ciyaareedkan.Goolhayaha reer Brazil ayaa shabaqa ilaashada 16 kulan xilli ciyaareedkan mana jiro goolhaye kale oo tiro intaas…