Karim Benzema Oo Qarna U Saarnaa Inuu Ku Biiro
Weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema waxa uu qarka u saarnaa in uu ku biiro kooxda haysata horyaalka Talyaaniga ee Juventus, sida uu sheegay laacibkii hore dhexda uga ciyaari jiray Old Lady ee Claudio Marchisio.Benzema oo Real Madrid ay sannadkii 2009 kala soo wareegtay Lyon ayaa ka mid noqday ciyaartoyda ugu goolasha badan taariikhda Los Blancos iyadoo 545 kulan oo uu saftay uu u dhaliyey 272 gool, waxaase ka hor intii aanu tegin Spain uu u dhowaa inuu u dhaqaaqo Talyaaniga.Laacibkii hore ee khadka dhexe ee Juventus…