Xiddig Ka Tirsan Chelsea Oo Lionel Messi Ku
Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi waxa uu bahdil ku sameeyaa goolhayeyaasha iyo difaacyahannada inta uu garoonka ku jiro, sida uu sheegay goolhayaha ruug-caddaaga Chelsea ee Willy Caballero.
Goolhayaha saddexaad ee Chelsea ayaa ka garab ciyaaray Lionel Messi iyagoo jooga xulka qaranka Argentina, laakiin waxay sidoo kale iska hor yimaaddeen marar badan waqtiyo ay ka wada ciyaarayeen horyaalka Spain ee LaLiga.
Lionel Messi oo xilli ciyaareedkani yahay midkiisii ugu dambeeyey heshiiska uu kula jiro Barcelona, dad…