Lodge assault in Mozambique: Brit lacking after terrorist assault killed

Hotel attack in Mozambique: Brit missing after terrorist attack killed dozens A British man is missing after leaving a hotel in Mozambique that was heavily attacked by militants. Islamic State said Monday it was behind the ambush in the northern city of Mozambique, in which dozens of people, including foreign workers, were killed. Sky News understands that British contractor Philip…

Shipment deliver caught within the Suez Canal is transferring once more

Cargo ship stuck in the Suez Canal is moving again After the colossal ship that had blocked the Suez Canal for almost a week was partially flooded earlier Monday, it has now been released, according to local witnesses and a shipping agency in Egypt. With the help of high tide, a beautiful tugboat managed to unscrew the arch of the skyscraper size ever given from the sandbank by the…

“Ma Doonayo Inaan Bayern Ku Dhamaysto, Waxaan

Weeraryahanka reer Germany ee Thomas Muller ayaa sheegay in uu ka fiirsanayo in uu iskaga tago Bayern Munich oo uu tan iyo yaraantiisii ka tirsanaa.Laacibkan ayaa qirtay in uu doonayo inuu raaco daqiiqii Thiago Alcantara oo kale oo uu ka baxo Allianz Arena,  waxaanu ku nuux-nuuxsaday in aanay isaga iyo Bayern isku dhegganayn.Thomas Mulleer ayaa xirfaddiisa ciyaareed ka bilaabay Bayern Munich sannadkii 2008 oo uu kooxda koowaad ka mid noqday, waxaanu tan iyo waqtigaas la gaadhay guulo waaweyn oo ay ka mid yihiin Champions…

Hogaamiyaha Jabuuti oo ganacsatada kala hadlay

Hogaamiyaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulan looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha Jabuuti iyo hiigsiga 2035 la qaatay ganacsata iyada oo kulanka laga soo hadal qaaday qorshaha hormarinta xukumadda ee 5 sano ee soo socota. “Waxaan dhagaysanay baahidooda, tabashooyinkooda iyo sidoo kale xalalka loogu talagalay dhacdooyinka maalinlaha ah si aan ulasocdo oo aan uga taageero abuurista ganacsi iyo shaqooyin” ayuu yiri Hogaamiye Geelle. “In kasta oo ay jiraan dhibaato caafimaad, haddana koritaankeennu wuxuu ahaa mid…

Barcelona, Real Madrid, Man City Iyo Chelsea Oo

Kooxaha waaweyn ee Yurub ayaa jawaab ka helay weeraryahanka reer Belgium ee Romelu Lukaku oo lala xidhiidhinayay in uu ka tegayo kooxdiisa Inter Milan oo uu goolal badan u dhaliyey xilli ciyaareedkan.Kooxaha Real Madrid, Barcelona, Manchester City iyo naadigiisii hore ee Chelsea ayaa dhamaantood isha ku hayay 27 jirkan oo xilli ciyaareedkan saxeexay 25 gool oo dhamaan tartamada ah.Laacibkan oo qandaraaskiisa Inter Milan uu soconayo illaa sannadka 2024 ayaa usbuucan horraantiisii ay soo baxeen warar sheegaya in uu doonayo in…

The Johnson & Johnson vaccine is coming to Africa

In the fight against Covid-19, up to 400 million doses of the Johnson & Johnson vaccine will be delivered to African Union countries. This was announced by the American pharmaceutical giant on Monday, March 29. Delivery of these vaccines by Johnson & Johnson is expected to begin as early as September, when the virus has killed more than 120,000 people on the continent and infected nearly 4.2…

Statistics behind Rangers Scottish Premiership title

Nine years after financial ruin forced the club to close down and start again in the lower tier of the Scottish Football League, the Rangers are back at the top in 2021 and have had a truly spectacular season as they fought back domestic control from Old Firm rivals Celtic.Rangers returned to the Scottish Premier League in 2015 and have seen an improvement over the same year ago, accumulating more points and gradually rising up the table.Steven Gerrard has reviewed this year's improvement Ian MacNicol / Getty ImagesThey…

Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo bulshada ugu baaqay

Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed {Gobaladda Waqooyi Medical Association}, ayaa ku bogaadiyay wasaaradda Caafimaadka Xukumadda xilgaarsiinta in ay dalka keentay talaalka xanuunka Covid-19 ee AstraZeneca kaas oo dalka soo gaaray 15 March 2021. “Waa guul u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri bayaan ay soo saaraan Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed. Dhaqaatiirta ayaa kula taliyay shacabka Soomaaliyeed in ay qaataan dalaalka xanuunka Coronavirus gaar ahaan AstraZeneca iyada oo la raacayo habraaca ay dajisay…