Ka Dib Aflagaadadii Jurgen Klopp Ee Garoonka Real Madrid, Hadiyad Ayaa
Jurgen Klopp ayaa hadiyad ahaan loo siinayaa naqshada garoonka Alfredo Di Stefano oo 3D ah ka dib markii uu ku maadeystay Real Madrid oo ku ciyaareysa garoonka kooxdeeda da’ yarta.Iyadoo dhismo dayactir ah uu ka socdo garoonka taariikhiga ah ee Santiago Bernabeu islamarkaana Korona Fayras darteed aan taageerayaasha loo ogoleyn garoomada, Real Madrid waxay kulamadeeda minanka oo dhan ku ciyaareysay garoonka Alfredo di Stefano oo qaada lix kun taageerayaal ah.Waxay ku ciyaareen kulankii ay 3-1 kaga badiyeen Liverpool ee lugta…