Puntland State ayaa si adag uga jawaabtay codsigii Cumar Filish
Garoowe (Axadle) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeeray gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo sheegay in Puntland iyo Jubaland ay "kala direen xukuumada".
Jaamac Dabrani, agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada Puntland ahna afhayeenka madaxweynaha Saciid C / laahi Deni, ayaa been abuur ku tilmaamay qoraalka Cumar Filish.
"Aad baan uga xumahay waana…