Maxay Aheyd Sababta Rasmiga Ah Ee Uu Ole Gunnar Solskjaer U Bixiyay
Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay inuu ku qasbanaa inuu dhaawac ka ilaaliyo Luke Shaw ka dib markii uu bixiyay daafaca Manchester United waqtigii nasashada kulankii Europa League ee ay ka badiyeen kooxda Granada xalay.Shaw ayaa ayaa ka mid ahaa xiddigaha Manchester United ugu fiicnaa xilli ciyaareedkan sidaasi darteed lama filaan ayay aheyd in la arkay iyadoo uu bedelayo Alex Telles waqtigii nasashada kulankii ay xalay ku badiyeen 2-0 inkastoo uu jaale qaatay 45tii daqiiqo ee ugu horeysay.Laakiin Solskjaer ayaa xaqiiqiyay in…