Erling Haaland Aabihiis Iyo Wakiilkiisa Mino Raiola Oo La Kulmay
Wararka ka soo baxaya Spain ayaa sheegay in wakiilka Erling Haaland ee lagu magacaabo Mino Raiola iyo aabihiis Alf-Inge Haaland inay saacado ka hor u duuleen Madrid halkaasoo ay kulan kula yeesheen madaxweynaha Los Blancos Florentino Perez.Weeraryahanka Borussia Dortmund ayaa la filayaa inuu bartanka ka noqdo dagaal suuqa kala iibsiga ah xagaagan.Raiola iyo xiddigii hore ee Leeds Alf-Inge Haaland ayaa labaduba saaka ka degay garoonka diyaaradaha Barcelona iyagoo kulan la qaatay madaxweynaha Barcelona Joan Laporta.Waxay…