West Bromwich Oo SHAN Gool Ku Xaaqday Chelsea, Tuchel Oo Guuldarradii
Kooxda West Bromwich Albion oo kamid ah kooxaha ka ordaya inay ka dhaadhacaan xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League ayaa shan gool ku xaaqday dhigeeda Chelsea oo ay marti ugu ahayd Stamford Bridge.Baggies ayaa kulankan ka sameeyay bandhig shan xididgood ah waxaana ay ka faa’idaysteen casaan loo taagay Thiago Silva qaybtii hore ee ciyaarta iyaga oo dhinac kasta kaga horreeyay Blues.Shaxdii Labada Kooxood Ee KulankanWest Brom: Johnstone, Furlong, Bartley, Ajayi, O’Shea, Yokuslu, Phillips, Townsend, Maitland-Niles,…