Thomas Tuchel Oo Magacaabay Saddex Laacib Oo Chelsea Ah Oo Ay Tahay
TABABARE Thomas Tuchel ayaa bixiyey digniin u diray kooxda FC Porto oo ay lugta labaad ee wareegga siddeedda Champions League la ciyaarayaan Salaasada, waxaanu magacaabay saddex laacib oo aan dagaalka lagaga guuleysanin oo kooxdiisa ku jira oo halgan la geli doona.Blues ayaa ciyaartii hore ku badisay 2-0 iyadoo goolashana ay u dhaliyeen Mason Mount iyo Ben Chilwell.Tuchel oo la hadlayaya warbaahinta ka hor kulanka lugta labaad ee Champions Leageu ee FC Porto, waxa uu tilmaamay in kooxdiisu ay haysato saddex dagaalyahan oo ay…