MP Roble visits injured officers in Mogadishu

The Head administrator of the Temporary Government of Somalia Mohamed Hussein Roble the previous evening visited fighters injured in Saturday's conflicts in Awdheegle and Barire locale of Lower Shabelle area who are being treated at Hodan Region Military Medical clinic in Banadir district. Roble warmly greeted the injured warriors and wished them a fast recuperation from the fight against Al-Shabaab in Lower Shabelle on April 3, 2021, which started recently. He lauded the warriors for "retaliating against al-Shabaab"…

HORDHAC: Man City vs Dortmund – Guardiola Oo Sanad Kale Oo Madax

Kooxda Manchester City oo halkeeda kasii wada hammiga ah ku guuleysiga dhammaan afarta koob ee ay xilli ciyaareedkan ka qayb qaadanayso ayaa caawa soo dhawaynaysa dhigeeda Borussia Dortmund kulan xiiso badan oo ka tirsan wareega siddeed dhammaadka Champions League.Kooxda tababare Pep Guardiola ayaa si fudud kaga soo baxday Borussia Monchengladbach wareegii hore halka ay Dortmund si adag kaga soo gudubtay Sevilla.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA KAHORGuardiola ayaa markale caawa ku raaxaysan doona inuu shaxdiisa kasoo xusho…

Prof. Cabdi Ismaaciil: “Ma jirto doorasho uu xukumo musharrax tartamaaya”.

Cilmi-baare Cabdi Ismaaciil Samater oo BBC-da uga waramay ismariwaaga siyaasadeed ee soo kala dhex galay hogaamiyayaasha dowladaha, hogaamiyayaasha gobolka iyo Banaadir ayaa sheegay in xalka uu yahay mid cad haddii la doonayo in wax laga qabto. Prof. Cabdi wuxuu sheegay in adduunka oo dhan uusan ka jirin “doorasho musharrax uu hoggaamiyo”, laakiin in guddi madax-bannaan loo gudbin karo dhinacyada oo dhan. "Marnaba ma dhicin doorasho uu qabtay murashax. Guddi madax-bannaan waa in la magacaabaa si loo hubiyo sinnaanta.…

Rooble oo booqday askartii ku dhaawacantay Muqdisho

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay booqday askartii ku dhaawacantay dagaalladii Sabtidii ka dhacay Awdheegle iyo degmooyinka Bariire ee gobolka Shabeellada Hoose oo lagu daweeyay Isbitaalka Xoogga ee Degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Rooble ayaa gacan qaaday askarta dhaawaca ah wuxuuna u rajeeyay caafimaad deg deg ah inay ka soo kabtaan dagaalkii ay kula galeen al-Shabaab shabeelaha Hoose 3-dii Abriil 2021, oo bilaabmay bilowgii todobaadkan. Wuxuu ku…

HORDHAC: Real Madrid vs Liverpool – Zidane Iyo Klopp Oo Madaxa Iskula

Laba kamida kooxaha ugu guulaha badan taariikhda UEFA Champions League ayaa caawa fooda is-daraya marka ay Real Madrid garoonkeeda Alfredo Di Stefano kusoo dhawaynayso dhigeeda Liverpool kulanka lugta hore ee wareega siddeed dhammaadka tartankaas.Madrid oo 13 jeer kusoo guuleysatay koobka ayaa isku dayi doonta inay caawa natiijo faa’ido ah kasii hesho Liverpool kahor kulanka lugta labaad ee 14-ka bishan ka dhacaya Anfield.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA KAHORReal Madrid ayaa uu kulankan ka maqan yahay kabtankeeda ahna…

Libya’s Reconciliation Fee is making an attempt

Libya's presidential council has created a national reconciliation commission with the aim of establishing social peace, as the country seeks to heal the wounds during the year - long war between the internationally recognized National Accord Government (GNA) and the Putz general Khalifa Haftar's forces. The President - in - Office of the President, Mohammad Younes Menfi, said that the Commission would establish justice among the Libyans and create solidarity in the country. He was speaking at a press…

controversy over the top date of the mandate

In Benin, Patrice Talon has been in place for five years and the opposition does not want him to stay another second. The amendment to the constitution and the election calendar gives it an extension of one and a half months. Its political opponents from the diaspora demand that they take to the streets. A sensitive day that worries Cotonou, especially when incidents were reported during the night.…

Xukumadda oo markii ugu horreysay ka warbixisay shirka Afisyoone

Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixiyey shirarka Afisyoone uga socda madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka, kuwaas oo illaa hadda aan wax natiijo ah laga gaarin. Shirarkaas oo teendhada Afisyoone oo ku taalla gudaha xerada Xalane ka dhacay 3-dii iyo 4-tii bishan ayaa laga nastay Isniintii shalay, balse Talaadada maanta ayaa lagu wadaa in dib loo sii amba qaado oo madaxdu ay isugu tagaan goobta shirka.…

Daawo: Rooble oo booqday askartii kusoo dhaawacmay BARIIRE iyo Awdheegle

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha xilka sii-haya ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka Xoogga booqday askarta CXD ee ku soo dhaawacantay furimaha dagaalka iyagoo difaacaya dalka iyo dadka.  Ra’iisul Wasaare Rooble oo warbixin ku saabsan xaaladda dhaawacyda askarta ka dhageystay saraakiisha Isbitaalka, ayaa sidoo kale askarta dhaawaca ah ka wareystay xaaladdooda, una…