Maaha Harry Kane!! – Gary Neville Oo Tilmaamay Xiddiga Kaa Yaabinaya
Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa aaminsan in haddii uu dhaawacmo kabtanka kooxdiisii hore ee Harry Maguire ay dhabar jabka ugu weyn ku noqon doonto tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate.Carragher iyo saaxiibkiisa falanqeynta ee Jamie Carragher ayaa labaduba ka hadlay shaxaha ay u xulan lahaayeen tartanka Euro ee xagaaga dhacaya iyo xiddigaha ay ku bilaabi lahaayeen kulanka 13-ka June ee Croatia ay kahor tagayaan.Iyagoo ka faaloonaya arrimaha xulka England ayuu Neville dhiibtay…