Shaxda Rasmiga Ah Ee Borussia Dortmund vs Man City – Yaa Kusoo
Pep Guardiola ayaa ciyaartan kusoo bilaabay da’yarka reer England ee Phil Foden oo ahaa xidigii guusha ku hoggaamiyey Manchester City ciyaartii ay dirqiga kaga baxsadeen Borussia Dortmund, waxaanu ka hor tegayaa difaacyadii uu xeeladeeyey waqtigii dhimashada.Difaaca oo ay u taalo shaqo adag ayaa waxakusoo bilowday Dias iyo Stones oo ay dhinacyada ka xigaan Walker iyo Zinchenko.Borussia Dortmund ayaa iyadana ay ugu soo bilowdeen dilaaga reer Norway ee Erling Haaland, Knauff iyo Reus oo buuxinaya booskii Jadon Sancho oo…