Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Liverpool vs Aston Villa – Klopp Oo Shax
Kooxda difaacanaysa horyaalka Premier League ee Liverpool ayaa kahor tagaysa dhigeeda Aston Villa oo ahayd kooxdii bahdilka foosha xun u geysatay qaybtii hore ee xilli ciyaareedkan markaas oo ciyaartii ka dhacday gegida Villa Park ay natiijo 7-2 ah dhulka ku jiid-jiiday.Reds ayaa kulankan soo gelaya iyaga oo isha ku haya guul ay ku aar-gutaan sidoo kalena ka fikiraya kulanka ay Arbacada la leeyihiin Real Madrid ee lugta labaad ee wareega siddeed dhammaadka Champions League ka tirsan.Klopp ayaa kulankan keydka dhigay Sadio…