Soomaaliya: DKMG, dowlad goboleedyada waxay markale kulmeen – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Hogaamiyaasha dowlada dhexe iyo kuwa maamul gobaleedyada ayaa lafilayay inay maanta dib ugu laabtaan teendhada Afisiooni, laakiin ilo wareedyo ayaa sheegaya in arintu aysan sidaa aheyn.
Dowlada federaalka ayaa dhawaan sheegtay in wadahadaladii burburay halka labada madaxweyne ee Puntland iyo Jubbaland ay beeniyeen eedeymaha dowlada, beesha caalamkuna waxay dalbatay in dib loogu laabto teendhada.
Hogaamiyaasha maanta ayaa…