UGU DAMBAYN: Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo Oo Isku Koox Noqonaya
Lionel Messi iyo Cristaino Ronaldo ayaa ugu dambayn isku koox noqon doona, taageereyaashuna ay arki doonaan iyagoo xidhan garamo isku mid ah, hal marna ugu soo wada bilaabanaya koox.Xiddigaha reer Portugal iyo Argentina ee Ronaldo iyo Messi oo in badan kusoo xafiiltamay garoomada, gaar ahaan waqtiyadii ay Real Madrid iyo Barcelona kala matalayeen ayaa waxa uu xafiiltankoodu kusoo dhamaan doonaa hal koox oo ay u wada ciyaari doonaan.Carlos Tevez oo qorshaynaya in uu dhowaan ciyaaraha ka fadhiisto ayaa waxa uu damacsan yahay…