Xubnaha Beesha Caalamka waxay mar kale ku kulmeen Soomaaliya – Axadle
Muqdisho (Axadle) Wakiilada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa kulan kale oo gaar ah ka yeelan doona xaalada cakiran ee Soomaaliya, gaar ahaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa doorashada ee isa soo taraya.
Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ergeyga qaramada midoobay u qaabilsan arimaha soomaaliya James Swan oo kaashanaya qaar ka mid ah…