Tababaraha Chelsea Ee Thomas Tuchel Oo Jawaab Ka Bixiyey Shaqada Laga
Jose Mourinho iyo dhamaan shaqaalihiisii ayaa subaxnimadii saaka oo Isniin ah laga caydhiyey shaqada Tottenham, kaddib markii ay kooxdaasi u degtay kaalinta toddobaad, isla markaana ay shan dhibcood lumiyeen labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey horyaalka.Tottenham ayaa soo martay xilli ciyaareed adag oo ay koox yari bishii hore ka reebtay tartanka Europa League, ayna adag tahay in ay qayb ka noqoto Champions League xilli ciyaareedka dambe, laakiin waxay Axadda la ciyaari lahayd Manchester City finalka tartanka EFL Cup.Shaqo ka…