Safiirka Mareykanka: “Farmaajo ma doonayo doorasho, waa in tilaabo adag laga qaadaa” – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Safiirkii hore ee Mareykanka u qaabilsanaa Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ka hadlay xaalada hada ka taagan dalka Soomaaliya gaar ahaan qalalaasaha doorashada, waxa uuna meesha ka saaray Madaxweynihii waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Stephen oo wareysi siiyay idaacada VOA ayaa ugu horeyn la weydiiyay sida uu u arko xaalada haatan ka taagan dalka Soomaaliya wuxuuna sheegay in xaalada Soomaaliya ay…