RIKOODH: Mohamed Salah Oo Dhigay Rikoodh Cusub Kaddib Goolkii Uu Ka
Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayaa dhigay rikoodh aanu uga horreynin ciyaartoy kale oo Liverpool ah oo dhinaca gool-dhalinta ah, kaddib markii uu saxeexay gool kulankii ay kooxdiisu barbarraha 1-1 ah la gashay Newcastle United.Mohamed Salah ayaa isku qoray buugga taariikhda Liveprool, waxaanu noqday ciyaartoygii ugu horreeyey ee Liverpool ka tirsan ee saddex xilli ciyaareed oo kala duwan min 20 gool iyo ka badan ka dhaliya horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League.Laacibkan ayaa dhaafay rikoodhkii gool-dhalinta…