RASMI: Ronald Koeman Oo Shaaciyey Liiska Xiddigaha Barcelona Ee
Barcelona ayaa dib u heshay laba xiddig oo dhaawac kaga maqnaa kulanka adag ee ay Axadda la ciyaari doonaan Villarreal, taas oo ay u baahan yihiin guul si ay usoo gaabiyaan farqiga dhibcaha ay ka horreeyaan Real Madrid iyo Atletico Madrid.Weeraryahanka reer France ee Ousmane Dembele oo ciyaartii ugu dambaysay ee Getafe ay Barcelona ku xasuuqday kaga maqnaa dhaawac iyo goolhyahe Neto oo muddo dheer garoomada ka maqnaa ayaa kasoo kabtay dhaawacyadooda, waxaana lagu soo daray liiska xiddigaha kooxdooda ee kulanka…