Musharaxiinta waxay la kulmayaan Beesha Caalamka iyo qorshaha AMISOM ee faragalinta dagaalka ka socda Muqdisho – Axadle
Muqdisho (Axadle) - C6 + Midowga Musharaxiinta Mucaaradka iyo Beesha Caalamka ayaa goordhaweyd yeeshay kulan xasaasi ah oo looga hadlay khilaafka ka aloosan magaalada Muqdisho, sida ay ogaatay Axadle.
Xubno ka tirsan xerada Xalane ayaa Axadle u sheegay in kulankan oo ahaa mid masaafo dheer lagu soo booqanayay khadka Zoom, looga hadlay isku dhacyadii xalay ilaa shalay iyo sidii loo qaboojin lahaa xaaladda.
Wakiilada Beesha Caalamka oo salka ku haya…