Xigasho: Farmaajo oo ku eedeeyay Mursal kordhinta
Muqdisho (Axadle) - Ilo diblumaasiyadeed oo ku dhow safaaradda Mareykanka iyo xafiiska Midowga Yurub ayaa Axadle u sheegay in madaxweynaha xilka ka degaya ee Farmaajo uu u sheegay wakiilada caalamiga ah in waxa ku yimid muddo kordhinta oo dhan ay tahay masuuliyadda Guddoomiye Mursal.
Farmaajo iyo wakiilada beesha caalamka waxay ku kulmeen Sabtidii 17 Abriil teendhada Aficio.
Ilo wareedyo la hadlay Axadle ayaa sheegay in Farmaajo uu dhowr jeer u sheegay wakiilada caalamiga ah in muddo kordhinta ay tahay go’aan ay gaareen…