Muxuu Ahaa Qoraalka Uu Gerard Pique Kusii Xanuujiyay Actual Madrid
Kaddib markii ay xalay murano badan oo muhiim ahi ka dhaceen kulankii dhex maray Actual Madrid iyo Sevilla, daafaca dhexe ee Barcelona ee Gerard Pique ayaan iska lumin fursada uu uga faa’idaysanayo inuu dabka xifaaltanka kala dhaxeeya Madrid sii shido.Gerard ayaa falcelin ka bixiyay sawir iyo qoraal lasoo dhigay barta Twitter-ka oo uu tababare Zinadine Zidane ku weydiisanayay garsoore Martinez Munuera sharaxaad iyo inuu faah-faahin ka siiyo sidii ay wax uga dhaceen ciyaarta.Go’aanka muranka ugu badan dhaliyay ayaa ahaa…