“Waa Ciyaartoy Kulan Weyn” – Cesc Fabregas Oo Xiddig Chelsea Ah
Xiddigii hore ee kooxda Chelsea ee Cesc Fabregas ayaa amaan kala dul-dhacay kubad dilaha kooxdaas ee N’Golo Kante kaddib bandhigiisii cajiibka ahaa ee uu ka sameeyay kulankii ay xalay bar-bardhaca lasoo galeen dhigooda Actual Madrid oo ay gegida Alfredo Di Stefano ku booqdeen.Kooxda tababare Thomas Tuchel ayaa gool xilli hore ah ku dhalisay caasimada Spain iyaga oo ka helay Christian Pulisic balse daqiiqado kaddib ayuu gool cajiib ah ku kansalay Karim Benzema.Laakiin waxa soo jiitay Fabregas oo 2019 ka tagay Chelsea kuna…