Harry Kane Oo Barcelona Doonaya, Xiddig Lala Xidhiidhinayay Arsenal,
Paris St-Germain ayaa isku dayi doonta inay Mohamed Salah kala saxeexato Liverpool haddii uu Kylian Mbappe wax heshiis kordhin ah u samayn doono. (Mirror)Tottenham weeraryahankeeda Harry Kane oo 27 sano jir ah ayaa rajaynaya inuu Barcelona ku biiro laakiin kooxdaas ayaa ka doorbidaysa Erling Haaland oo Borussia Dortmund ka tirsan. (Sport)Julian Draxler ayaa PSG kula heshiiyay inuu qandaraaskiisa hal sano kordhiyo, heshiiskiisii hore ayaa dhammaadka xilli ciyaareedkan dhacayay. (Le Parisien)Brighton khadkeeda dhexe ee Yves…