TOBBANKA Saxeex Ee Ugu Fiican Ee Qaab Xor Ah Lagu Heli Karo Xagaaga &
Iyadoo suuqa kala iibsigu uu yahay mid aad usoo dhawaanaya, kooxaha ugu waaweyn kubadda cagta Yurub uguna qanisan ayaa dooranaya xiddigaha bartilmaameedka uga noqonaya suuqa balse qaarkood ayay qarash la’aani haysaa kaddib saamaynta Korona Fayras.Waxa xaqiiqo ah in kooxo koobani ay tartan u geli doonaan xiddigaha ugu saamaynta badan hadda suuqa ee Kylian Mbappe iyo Erling Braut Haaland.Kooxo badan ayuu xalka ugu fiican ee ay gaadhi karaan yahay inay bartilmaameed ka dhigtaan waxaana ay samayn karaan saxeexyo waaweyn oo…