Marina Granovskaia Oo Go’aan Ka Gaartey AFAR Xiddig Oo Chelsea Ka
Marina Granovskaia waxay mar horeba gaadhay go’aan ku aaddan ciyaaryahannada xagaagan ay Chelsea oodda ka qaadayso, kuwaas oo ay tiradoodu tahay ugu yaraan afar.Sida uu sheegay khabiirka suuqa iibka ee Fabrizio Romano, Chelsea waxay diyaar u tahay in ay kooxdeeda ka dirto saddex ciyaartoy isla marka uu furmo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga.Blues ayaa la filayaa in ay xagaagii labaad ay lacag badan kharash garayso, isla markaana ay awoodda saarto afka hore ee kooxdeeda iyadoo sannadkii horena suuqa gelisay £250 milyan oo…