Shaxda Rasmiga Ah Ee AS Roma vs Man United – Yaa Kusoo Bilowday Yaase
Manchester United ayaa ku sugan garoonka Olimpico Stadium ee magaalada Rome ee waddanka Talyaaniga, halkaas oo ay marti ugu tahay AS Roma oo ay ku wada ciyaarayaan lugta labaad ee semi-finalka Europa League.United oo lugtii hore kusoo badisay 6-2, kana daba timid Roma oo laba gool kala hormartay, ayaa waxay kusoo gashay shax ka beddelan middii ay toddobaadkii hore guusha ku heshay.Tababare Solskjaer ayaa ciyaartan kusoo bilaabay Donny van de Beek oo beddelay Scott McTominay oo kaydka ku jira, sidoo kalena Marcus Rashford…