Raiisel wasaare Rooble oo magacaabay wasiir cusub – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u magacaabay C / wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, xilkaas oo uu horay u diiday Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar.
Wasiirka cusub, oo hore u ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, wuxuu sidoo kale soo noqday R / wasaare kuxigeen Xukuumaddii Badbaado Qaran.
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa…