Chelsea Oo Harry Kane Awooda Saaraysa, Declan Rice Oo Man United Ka
Ajax ayaa Manchester United kula tartami doonta 19 sano jirka garabka weerar ee xulka qaranka Ghana ee Kamaldeen Sulemana oo hadda ka tirsan kooxda FC Nordsjaelland. (Mail on Sunday)Manchester United ayaa mushahar kordhin £2.5 Milyan ah u samayn doonta Edinson Cavani si uu kooxdeeda sanad kale usii joogo. (Solar on Sunday)Declan Rice ayaa qishay inuu iskaga tagi karo West Ham si uu Yurub uga ciyaaro, Man United iyo Chelsea ayaa mudo dheer lala xidhiidhinayay. (Sunday Mirror)Tottenham weeraryahankeeda Harry Kane ayaa…