Bruno Fernandes Oo Jabiyey Rikoodhkii Frank Lampard, Iskuna Qoray
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa jabiyey rikoodhkii halyeygii Chelsea ee Frank Lampard ee horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, waxaanu isku qoray taariikhda horyaalka, kaddib gool uu ka dhaliyey kulankii xalay ee Liverpool.United ayaa xalay guul-darradii labaad oo xidhiidh ah kala kulantay horyaalka Premier League, waxaana 4-2 ku garaacday Liverpool iyadoo lagu ciyaarayo garoonka Outdated Trafford, laakiin Manchester United ayaa hoggaanka ciyaarta qabatay 10 daqiiqadood…