“Iska Iibiya Pogba Oo Lasoo Saxeexda…” – Ku-xigeenkii Alex Ferguson
Tababare ku-xigeenkii hore ee Manchester United ee waqtigii Sir Alex Ferguson ayaa kula taliyey Pink Devils in xagaagan ay iska iibiyaan laacibka reer France ee Paul Pogba, isla markaana lacagta ay ka helaan ay u adeegsadaan in ay dib ugu dhisaan kooxda si ay ugu guuleysan karaan horyaalka Premier League.Manchester United ayaa xilli ciyaareedkan kaalinta labaad ee horyaalka Premier League ku dhamaysanaysa, waxaanay horumar kasoo sameeyeen boosaskii ay ku jireen toddobadii sannadood ee ugu dambeeyey ee ay daalaa-dhacayeen,…