Joe Cole Oo Tilmaamay HAL Arrin Oo Chelsea Ay Ku Garaaci Doonto
Halyeygii hore ee Chelsea ee Joe Cole ayaa tilmaamay halka laga go’aamin doono kulanka finalka FA Cup ee Chelsea iyo Leicester Metropolis ee Sabtida ay ku wada ciyaarayaan garoonka Wembley.Blues ayaa raadinaysa koobkii ugu horreeyey ee ay ku guuleysato tan iyo sannadkii 2018 oo ay horyaalka qaadday, waxaana haddii ay FA Cup ka qaaddao Leicester Metropolis ay u noqon doontaa koobkii ugu horreeyey ee tababare Thomas Tuchel uu la qaado Blues iyadoo sidoo kalena uu u ahaa finalkii ugu horreeyey ee uu kooxdan ku hoggaamiyey ka…