Qarax ka dhacay Jowhar ayaa lala beegsaday kolonyo gurmad ah (Caasimada) – Axadle
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax Miino uu ka dhacay Tuulada Buur Kaama Bareeye ee Magaaladaasi.
Sida laga soo xigtay RBC, sida laga soo xigtay goobjoogayaal, qaraxu wuxuu haleelay kolonyo ciidan oo uu hogaaminayo gudoomiyaha xaaladaha degdega ah, duleedka magaalada oo ay la joogeen ciidamo la dagaalamaya mintidiinta Macawis Leyda.
Qaraxa waxaa ku dhintay seddex ka mid ah ilaalada…