Sawirro: Deni oo maanta isu-diiwaan geliyay doorasho qof iyo…
Garoowe (Axadle) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka iska diiwaan-geliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho, si uu u codeeyo doorashada goleyaasha deegaanka ee soo socota ee maamulkaas.
Deni oo hore u ballan-qaaday hirgelinta nidaamka dimuqraadiyadda ee doorashada qof iyo cod ayaa maanta qeyb ka noqday dadka is diiwan-geliyey si ay uga qeyb qaatan doorashada…