Tallaabooyinka DF ee ka dhanka ah shirkadaha KENYAN ayaa dowladda Kenya ka careysiisay – Axadle
Nairobi (Axadle) - Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa magaalada Nairobi ayaa daabacay macluumaad ku saabsan sababta ay dowladda Kenya u hakisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Soomaaliya, oo hakad ku jirtay muddo saddex bilood ah marka laga reebo gargaarka caafimaadka iyo gargaarka bani’aadanimo.
Wargeysku wuxuu soo xigtay ilo wareedyo ka tirsan dowladda Kenya oo sheegaya in Kenya ay ka xumaatay ka dib markii dowladda federaalka ay xanibtay…