Kiisaska dhimashada, bogsashadda dadka iyo kuwa qaadey coronavirus ayaa kor u kacay adduunka toddobaadyadii la soo dhaafay ka dib markii dalal badan ay soo sheegeen kiisas cusub.
Kiiska guud ee Covid-19 guud ahaan waxaay gaadhay 138,057,338 (Boqol, soddon iyo siddeed milyan, konton iyo toddoba kun, saddex boqol, iyo siddeed iyo soddon), halka tirada dhimashadu gaadhay 2,972,992 (Laba Milyan, Sagaal Boqol, Todobaatan & Laba Kun, Sagaal Boqol, Sagaashan & Laba Ruux), halkaasoo ay ka bogsadeen 111,087,366 (Boqol,…