Sacuudiga wuxuu ka mamnuucayaa muwaadiniintiisa inay u safraan Soomaaliya – Axadle
Riyadh (Axadle) - Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya waxay cusbooneysiisay go'aankeeda ay kaga mamnuucday dalal ay Soomaaliya ka mid tahay inay u safraan muwaadiniinteeda si loo xakameeyo faafitaanka cudurka faafa ee Covid-19
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga ayaa lagu sheegay in muwaadiniinteeda aysan u safri karin 13 dal oo ay ku jirto Soomaaliya.
Wadamada go’aanka uu saameeyay ayaa kala ah: Somalia, Syria,…