“Waan Ogahay In Mustaqbalkayga Shaki….” Ronald Koeman Oo Qirtay Inuu

Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa qirtay in jabkii ku dhacay kooxdiisa kulankii xalay ee  Levante uu dhaawac weyn u geystay mustaqbalkiisa tababarenimo ee  kooxdan, isla markaana aanu hubin waxa ay ka yeelayaan maamulak kooxdu.Barcelona oo qaybtii hore 2-0 ku hoggaaminaysay, ayaa waxay Levante la timid laba gool oo ay ku dhalisay saddex daqiiqadood gudahood qaybta dambe, laakiin waxay Blaugrana la timid gool ay hoggaanka kusoo ceshatay ka hor intii aanay Levante goolka barbarraha dhalinin dhamaadka ciyaarta oo…

Xigasho: ciidamada Cabdirashiid JANAN oo diiday qorshaha dowlada – Axadle

Beled-Xaawo (Axadle) - Ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan gobolka Gedo ayaa Axadle u sheegay in ciidamada Cabdirashiid Janan oo heshiis la galay dowladda Soomaaliya ay diideen inay ku biiraan ciidamada dowladda ee ku sugan qaybo ka mid ah gobolka. Wararku waxay muujinayaan in ciidamada Janan ay shuruud uga dhigeen ka mid noqoshada ciidamada dowladda, taas oo ay diideen saraakiisha…

Mohamed Salah Oo Ka Hadlay Weerarka Yuhuuddu Ku Qaadeen Masjidul-AQSA

Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayaa ka hadlay weerarka ay Yuhuuddu kusoo qaadday masaajidka Barakaysan ee Qudus oo maalmihii ugu dambeeyey ay ciidameedu dhibaataynayeen, taas oo ay kusii xigsiiyeen diyaarado ay ku duqeeyeen Gaza.Ciidamada Israel ayaa soo weeraray masaajidka barakaysan ee Aqsa, waxaanay isku dhaceen shacabka Falastiin ee aan hubaysnayn oo isku dayay in ay difaacaan iyagoo mudaharaad samaynaya.Diyaaradaha dagaalka ee Yuhuudda ayaa iyaguna weerar ku qaaday Gaza, waxaanay Salaasadii ku dileen illaa 24 qof…

examination of the presumed presence of gold in

In Mauritania, the non-public residence of former President Mohamed Ould Abdel Aziz has been demolished within the final three days. as reported from Nouakchott, Salem Mejbour SalemThat is what his legal professionals report, claiming that the demolition of the previous president's non-public residence was ordered by…

DF ayaa ku dhawaaqday in aan la bedeli doonin taliyayaal ciidan iyadoo loo eegayo dalabaadka mucaaradka – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Dowlada Soomaaliya ayaa meesha ka saartay in la badalayo taliyayaasha ciidamada dowlada, tilaabadaas oo mudo dheer u taagneyd Ururka Musharaxiinta, kadib markii lagu eedeeyay inay amreen weeraro lagu qaado musharixiinta madaxweynaha qaarkood. Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in heshiiska ay la gaareen mucaaradka ee lagu soo afjarayo qalalaasaha ka taagan Caasimadda Muqdisho…

The place did a number of the lacking cash go?

The case dates again to the summer time of 2020. The Survie Cameroon fundraising platform, launched by political opponent Maurice Kamto to assist struggle Covid-19 in Cameroon, reveals almost 1.1 million folks. However there is barely about 800,000 euros in Survie's checking account. Or a distinction of 330,000 euros. For a number of months and regardless of the reasons given by the donors to Maurice…

Xigasho: Laba sababood oo ay dowladda Kenya u hakisay duulimaadyada Soomaaliya – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Dowladda Kenya ayaa shalay ku dhawaaqday go’aan ay ku hakineyso duulimaadyada ka yimaada Soomaaliya, marka laga reebo duulimaadyada caafimaadka iyo kuwa bani’aadanimada. Sababta go’aankan si rasmi ah looma shaacin, laakiin waxaa la sheegay inuu joogi doono muddo saddex bilood ah, saacado kadib markii Soomaaliya ay sheegtay inaysan ogolaan doonin qaadka ka yimaada Kenya. Xogta aan hayno waxay muujineysaa in Kenya ay joojisay…

In Nigeria, the top of Ramadan arouses concern in a single

The military confirmed this Tuesday, Might 11, {that a} dozen devoted had been kidnapped within the Katsina area, northwest of the nation. In northeastern Nigeria, town of Maiduguri was focused for a Boko Haram assault on Tuesday night time. as reported from Lagos, Liza FabbianExcessive explosions and gunfire erupted Tuesday…

for Ethiopia have been the victims

The Ethiopian authorities launched their model of the lethal occasions that occurred within the holy metropolis of Axum in November final 12 months at first of the struggle in Tigray on Monday (Could 10). In a progress report, the federation's lawyer normal says that the "overwhelming majority" of these killed that day have been…

Barcelona Oo Iska Lumisay Guul Gacanta Ugu Jiray & Levante Oo

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa niyad-jab weyn kala soo kulantay Levante oo ay marti u ahaayeen, taas oo ay lasoo gashay barbarro sababi kara in xilli ciyaareedkoodu qalbi jab ku dhamaado.Xilli horyaalka Spain ee LaLiga ay laba ciyaarood oo kali ahi uga hadhsan yihiin, Barcelona ayaa u baahnayd in ay guuleysato si ay hoggaanka horyaalka ula wareegto, waxaanay waqti hore la yimaaddeen laba gool oo qaybtii hore ay dhaliyeen.Laakiin qaybtii labaad ayay Levante ka dhalisay laba gool oo degdeg ah oo saddex daqiiqadood…