Lambarkee Ayuu Ibrahima Konate U Xidhan Doonaa Liverpool?
Ibrahima Konate ayaa noqday saxeexii ugu horreeyey ee Liverpool ee xilli ciyaareedkan, waxaana si rasmi ah uu qalinka ugu duugay qandaraas uu shanta sannadood ee soo socota ku joogayo Anfield.Liverpool ayaa bixisay £35 milyan oo Gini oo RB Leipzig ay ku xidhay qandaraaska difaacan Muslimka ah ee reer France, iyadoo ugu dambayn uu Jurgen Klopp gacanta ku dhigay mid ka mid ah ciyaartoydii uu muddada dheer ku raad-joogay.Virgil van Dijk, Joel Matip iyo Joe Gomez oo kasoo kabanaya dhaawac xilli ciyaareedkii hore ay ku seegeen,…