PSG, Man United, Metropolis, Chelsea mise Actual Madrid? Harry Kane Oo
Weeraryhanka reer England ee Harry Kane ayaa shaaciyey kooxda uu doonayo in uu u ciyaaro xilli ciyaareedka dambe, xilli uu kooxdiisa ka dalbaday in la iibiyo marka uu furmo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan.Harry Kane ayaa ciyaartoyda kooxdiisa Tottenham waxa uu u sheegay in uu ka tegayo xagaagan oo aanu qayb kasii ahaan doonin naadiga xilli ciyaareedka dambe, taas oo soo afjaraysa kooxdan oo uu cimrigiisa ciyaareed kusoo qaatay marka laga reebo muddo kooban oo uu amaah kaga maqnaa.27 jirkan ayaa dhowaan sheegay in uu…