GO’AAN La Sugayay – Man United Oo Ka Tashatay Haddii Ay Cristiano
Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay go’aan ka gaadhay saxeexa weeraryahanka Juventus ee Cristiano Ronaldo oo lala xidhiidhinayo inay dib ula soo saxeexanayso suuqa xagaaga sanadkan 2021.Sida aanu warbixin hore idiinku soo gudbinay, Ronaldo ayay Juventus go’aan ka qaadatay mustaqbalkiisa iyadoo u sheegtay inuu fasax yahay oo albaabada kooxdu u furan yihiin haddiiba uu isagu doonayo inuu baxo.Heshiiska uu Ronaldo kula joogo Juve ayaa ah mid dhacaya June 2022 waxaana u hadhsan hal xilli ciyaareed iyadoo hadda…