Hordhac: Burnley vs Liverpool – Reds Oo 4aad Imanaysa Caawa, Klopp Oo
Liverpool ayaa fiidka hore ee caawa waxay tegi doontaa garoonka Turf Moor oo ay marti ugu noqon doonto Burnley, waxaana guul ay kasoo gaadho ay ku geli doontaa kaalinta afraad ee horyaalka Premier League oo ay ka riixan doonto Leicester Metropolis oo xalay guul-darro kala kulantay Chelsea.Tababare Jurgen Klopp ayaanay kooxdiisu lumin karin wax dhibco ah kulanka caawa iyo midka ugu xiga ee Crystal Palace ay Axadda la ciyaari doonaan, sababtuna waxay tahay rajadoodii kasoo qayb-galka tartanka Champions League ayaa ku jirta…