Waraabe oo sheegay In Geelle ‘go’doominaayo Somal-iland

Hargeysa (SLpost) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe, ayaa markii shanaad weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Kulan ka dhacay aqalka Naadiga ayaa Faysal Cali Waraabe ka sheegay inuusan jirin wax heshiis ah oo ay la yihiin Madaxweyne Geelle isla markaana uusan jeclayn siyaasadihiisa kalitalisnimo. Wuxuu ku tilmaamay madaxweynaha Jabuuti cadow Somaliland ah, oo raadineysay aqoonsi caalami ah soddonkii sano ee la soo dhaafay, iyadoo…

Maxaa Ka Jira In Jose Mourinho Shaqada Tottenham Looga Caydhiyay

Kooxda Tottenham ayaa si rasmi ah goor dhawayd u shaacisay inay xilka tababarenimo ee kooxdeeda ka xayuubisay tababaraha Portuguese-ka ah ee Jose Mourinho iyo dhammaan shaqaalihii tababarka ee ka hoos shaqaynayay.Spurs ayaa xilli ciyaareedkan dhibane usoo ahaa natiijo xumo iyagoo ka hadhay Europe League oo qaab fool xun looga reebay iyo horyaalka Premier League oo ay kaalinta 7-aad kaga jiraan kaddib 32 kulan oo ay soo ciyaartay.Kooxda waqooyiga London ayaa Axada kulan muhiim ah la balansan dhigeeda Manchester City oo ay…

FIFPro to “strongly oppose” banning players from international competition

FIFPro, the world players' association, will "strongly oppose" any attempt by FIFA or UEFA to ban players from participating in national team competitions, as the fallout from the bomb-filled Super League proposal continues.12 teams, including six from the Premier League, three from La Liga and three from Serie A, intend to move away from UEFA-sanctioned competitions to create their own rival events and tear apart European football as we know it.More about the plans for a European Super League ... https: //t.co/eY3C3kftZp-…

a new report commissioned by Kigali leans

This Monday afternoon, Rwanda publishes its own report on France's role in Rwanda before, during and after the genocide against the Tutsis, three weeks after the publication in France of the Duclert report on the same subject. If the French report had been entrusted to historians, the Rwandan investigation was carried out by a US law firm.…

Liverpool fan protests by removing Kop flags

Liverpool's supporter group in charge of Kop's banners and flags will protest the announcement of the controversial Super League by leaving the iconic stand bar for Saturday's home game against Newcastle.Sunday night's shock news about the plans for a European Super League with all the Premier League so-called 'Big Six' sent shock waves around the world.The proposals were met with threats and legal challenges from the likes of the Premier League, La Liga and UEFA, while the general reaction has been very critical of what is…

Congo oo war kasoo saartay safarka Farmaajo

Kinshasa (Axadle) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo ayaa markii ugu horreysay ka hadlay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalkaas. Qoraal kooban oo lasoo dhigay bartiisa Twitter-ka ee madaxtooyada ayaa lagu sheegay in madaxweyne Félix Tshisekedi oo sidoo kale ah madaxweynaha Midowga Afrika uu kala hadli doono Farmaajo arrimaha gobolka oo aan wali la cadeyn. Si kastaba ha noqotee, ajendaha kulanka "arrimaha gobolka" wuxuu kaga duwan yahay kii…

To save rhinos, World Bank

The World Bank wants to hire financial markets to save the black rhinos in South Africa. With "nature bonds", the organization plans to issue bonds with the simple principle: investors only make money if the black rhino in South Africa increases. What happens if investors play a role in rescuing black rhinos? The idea came…

Algeria Andy Delort, lovable goal scorer, who likes

Andy Delort made his closing nod close up and scored his 12th goal of the season in the French league in the 33rd match against Lille, which is at the top of the table. Portrait. The Algerian international, African champion, doubted Lille, who grilled a joker against Montpellier (1-1) and who must now achieve a clear round to…

Indheer-Garad: Akhriso Hadalkii Uu Arsene Wenger Ka Saadaaliyay

Kubadda cagta Yurub ayaa ahayd mid ilaa shalay uu ruxay warka ah in 12 kamida kooxaha ugu magaca weyn looguna jecel yahay qaaradaas ay ku biirayaan tartan iyaga u gaar ah oo la magac baxay European Super League iyaga oo iskaga guuraya Champions League iyo xidhiidhka UEFA.UEFA oo warbixin rasmi ah soo saaray ayaa sheegay in kooxaha iyo ciyaartoyda ka qayb qaata tartankaas ay ganaaxi doonaan iyadoo kooxaha laga qaadi karo koobabka qaar isla markaana heerarka hoose loo daadajin karo.Sidoo kale waxa jira warar sheegaya in…

Chelsea are increasing interest in Niklas Sule transfer

Chelsea have increased their interest in Bayern Munich defender Niklas Sule, with Thomas Tuchel said to be keen to land the 25-year-old this summer.Sule's contract with the Bundesliga giants is said to expire in June 2022 and, as it now stands, the Bavarians have made no effort to extend their stay beyond that time.Simon Johnson and Raphael Honigstein from Athletic report that the link between the club's sports director Hasan Salihamidzic and Hansi Flick has been a huge distraction behind the scenes and has affected the…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More